CHELSEA OO KU DHOW INAY LA SAXIIXATO LEWANDOWESKI

0
76

Chelsea ayaa indhaha ku heysa saxiixa xiddiga Bayern Munich Robert Lewandowski xagaagan, hadii kooxda Premier League ka fogaato ganaax lacageed oo muddo dheer ah, sida laga soo xigtay Daily Mirror.

Wakiillada Lewandowski ayaa la rumeysan yahay inay xiriir la yeesheen mas’uuliyiinta Chelsea si ay u qiimeeyaan weeraryahanka, iyadoo Bayern ay ku riyooneyso inay kooxdooda dib u soo cusbooneysiiso.

Ciyaar yahankan ayaa noqday weerar yahanka ugu goolasha badan bundesliga ee ajaanib ah .

Lewandoweski ayaa chelsea kusoo kurdhin karo khibrad weerar wuxuuna ugu yaraan ka caawin karaa inuu dhaliyo 20-25 gool .

Makula tahay inuu wax kusoo kurdhin karo weerarka chelsea lewandoweski?