REAL MADRID OO LACAGO WAALLI AH USOO BANDHIGTAY CHELSEA SI AY UGA QAADATO EDEN HAZARD

0
82

Chelsea ayaa rajeyneysa inay hesho 100 milyan oo ginni xagaagan iyo Eden Hazard oo ku biiri doono Real Madrid xagaagan, halkii ay ku iibin lahaayeen 86 milyan oo euro, saxaafada Spain ayaa soo warinayso in lagaarsiin doono heahiishka ilaa 100m oo euro.

Wargeyska Marca ee gorgortanka ayaan saameyn ku yeelan doonin Chelsea sida ay ugu diyaar garoobayaan ganaax lacageed oo FIFA ah.

Waxaana laga yaabaa inay fasaxaan ciyaar yahankooda lafdhabarta u ah haddii ay ku hellayaan 100m oo euro .

Maxay adiga kula tahay hazard maka tagi doonaa kooxda the blues chelsea?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here