Wax ka ogow Ciyaar yahanadda u safray kulanka man utd vs barcelona

0
25

Ernesto Valverde ayaa magacawday 22 ciyaaryahan oo Barcelona ah kulankii lugta hore ee wareega quarter-finalka UEFA Champions League. Ousmane Dembele ayaa lagu daray, lakiin caafimaad ahaan lama hubo ciyaar yahanka .
CIYA

Vermaelen ayaa ka maqan lugtaan . Dembélé ayaa ku jira ciyaartoyda, laakiin ma heysto cadeyn caafimaad iyadoo Valverde uu u doortay xiddiga reer France inuu ka mid noqdo Messi, Suarez iyo Coutinho.

Ciyaar yahan ayaa la socda kooxda iyadoo aan laga diiwaan gelin Champions League. Aleñá ayaa xiran doona lambarka 26, tiradaas oo markii hore loo diiwaan geliyay xilli ciyaareedkan Champions League.

Dhamaan inta diyaarka u ah kulanka :

Goolhayayaasha : Ter Stegen, Cillessen, Pena;

Daafacyadda : Semedo, Pique, Todibo, Lenglet, Murillo, Alba, Roberto, Umtiti;

Khadka dhexe : Rakitic, Busquets, Coutinho, Arthur, Vidal, Alena;

Weerarka : Suarez, Messi, Dembele, Malcom, Prince;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here