Halyeeyga Hore ee Premier League Alan Shearer Ayaa Sheegay kooxda qaadi karto champions league xilli ciyaareedkan

Alan Shearer attending the TRIC Awards 2019 50th Birthday Celebration held at the Grosvenor House Hotel, London. (Photo by Ian West/PA Images via Getty Images)

Halyeeyga Hore ee Premier League Alan Shearer ayaa taageeraya Lionel Messi si uu Barcelona ugu qaado Champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxda heysata horyaalka Spanish ee Barca ayaa wajaheysa Manchester United quarter-final-ka tartanka champions league , iyagoo isku celcelis ahaan ku garaacay Lyon 5-1 wareega 16ka. United ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah bishii hore PSG ayeyna ka saartay tartanka , Shearer ayaana ku adkeysanaya in kooxda Ole Gunnar Solskjaer wuxuuna yiri ‘waa laga saari kara tartanka ‘. Laakiin weeraryahankii hore ee xulka England ayaa rajeynaya in Barcelona ay ku guuleysan doonto tartanka islamarkaana ugu danbeyntii qaadan doonto koobkiida lixaad ee taariikhda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here