RAHEEM STERLING OO KA HADLAY CUNSURIYADDA

Manchester City's Raheem Sterling during the press conference at Tottenham Hotspur Stadium, London. (Photo by Bradley Collyer/PA Images via Getty Images)

Laacibka ka ciyaara horyaalaka dalka engiriiska iyo mancheater city ayaa wax laga weydiiyey Cunsuriyadda iyo sida loola tacaali karo

Raheem Sterling ayaa sheegay in garoonka gudahiisa uusan aheyn qaabka ugu wanaagsan ee lagula tacaali karo cunsuriyadda

Wuxuuna yiri “maahan msida ugu wanagsan ee loola tacaali karro in garoonka dhaxdiisa lagu moojiyo cunsuriyadda inay tahay wax aan habooneyn”ciyaar yahanadda madowga ah ayaa la kulmo mararka qaar in lagu sameeyo fal cunsirinimo soda sterling , moise keane ,koulbaly iyo kuwa kale oo badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here