KOOXDA ISBUUCA EE CHAMPIONS LEAGUE OO LASOO SAARAY IYO LIVERPOOL OO CIYAAR YAHANADDA UGU BADAN KU YEELATAY

0
191
The UEFA Champions league trophy is exhibited ahead of the draw for the Champions league quarter-final draw, on March 15, 2019 at the House of European football in Nyon. (Photo by Fabrice COFFRINI / AFP) (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

 

UEFA ayaa si rasmi ah u shaacisay kooxda Isbuuca ee Champions League, qaab ciyaareedkii Liverpool ciyaar yahanadeeda ayaana kasoo muuqdeen .

Kooxda UCL ee Isbuuca

Goolhayaha: Lloris (Tottenham)

Daafacyada: Alba (Barcelona), Vertonghen (Tottenham), Van Dijk (Liverpool), Pique (Barcelona) Alexander-Arnold (Liverpool)

Kubad sameeyayaasha : Son (Tottenham), Keita (Liverpool).

Weeraryahanada: Ronaldo (Juventus), Firmino (Liverpool), Neres (Ajax)

Sawir ahaan halkan ka daawo: