KOOXDA UGU WANAAGSAN TARTANKA UEFA NATIONS LEAGUE OO LASOO SAARAY IYO C.RONALDO OO HOGAAMINAAYO!!!

0
51

 

Waxaa lasoo saaray line up ka ugu wanaagsanaa tartanka uefa nations legue , waxaana weerarka hogaaminaayo ronaldo iyo depay .

Sidoo kale waxaa la dhiibay abaalmarino sida ciyaar yahanka da’yarka ugu wanaagsan  de jong iyo ciyaar yahanka ugu wanaagsan tartanka oo uu ku guulaystay bernando silva iyo gool dhaliyaha ugu sareeyo tartanka C.Ronaldo.

Halkaan ka aqriso shaxda oo dhamaystiran

Goolhaye : Pickford (England);

Daafacyadda : Raphael (Portugal), Akanji (Switzerland), Dias (Portugal), De Ligt (Netherlands), Mbabu (Switzerland);

Khadka dhexe : Bernardo Silva (Portugal), De Roon (Netherlands), De Jong (Netherlands);

Weeraryahanadda : Memphis (Netherlands), Ronaldo (Portugal).