KOOXDA UGU FIICAN COPA AMERICA OO LASOO SAARAY IYO LEO MESSI , SANCHEZ IYO MAGACYO KALE OO LAGA WAAYEY !!!

0
43

 

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay kooxda ugu fiican ee tartanka Copa America Brasil 2019 kaas oo ay soo xulaan Kooxda Daraasadda Farsamada ee (GET).

Iyadoo kooxda heysata Koobka Copa America sanadaan 2019, 5 ciyaaryahan oo Brazil ah ayaana lagu soo daray (Alisson, Dani Alves, Thiago Silva, Arthur iyo Everton).

Guerrero & Trauco ayaa sidoo kale ka mid ah shaxda sida xubno ka mid ah Peru oo kaalinta kowaad ku tartamaya xiddiga reer Argentina (Paredes).

Gimenez, Vidal iyo James Rodriguez ayaa sidoo kale ku jira Shaxda.

Waxaa la dareemayaa in Messi, Coutinho, Sanchez, Jesus & Laurato aan lagusok darin kooxda.

Kooxda Copa America ugu fiican tartanka:

Everton (Brazil), P.Guerrero (Peru), James Rodriguez (Colombia)

Vidal (Chile), Paredes (Argentina), Arthur (Brazil)

M.Trauco (Peru), Thiago Silva (Brazil), J.Gimenez (Uruguay), Dani Alves (Brazil)

Alisson (Brazil)