LIISKA SAFKA REAL MADRID EE CANADA USAFRAYO OO LASOO SAARAY IYO EDEN HAZARD IYO LUKA JOVIC OO HOGAAMINAAYO!!!

0
43

 

Real Madrid ayaa ku dhawaaqday liiska safarkooda xilli ciyaareedka soo ee ay u safrayaan Canada.

Liiska oo buuxa :

Goolhayayaasha: Courtois, Navas, Lunin, Altube.

Difaaca : Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola, Mendy, De la Fuente, Javi Hernández.

Kubadsameeyayaasha : Kroos, Modric, Isco, Seoane, Fidalgo.

Weeraryahanada: Mariano, Benzema, Bale, Vazquez, Asensio, Brahim, Vinicius, Hazard, Jovic, Rodrygo, Kubo.

Casemiro ayaa lanasiiyay ka dib markii Copa America ay ku guulaysteen xulka Brazil.
James ayaa asna sidoo kale kala qeyb qaatay tartanka xulkiisa Colombia.