KYLIAN MBAPPE OO HOGAAMINAYO LIISKA CIYAARYAHANADA UGU QIIMAHA SAREEYO KUBADDA CAGTA EE KAYAR 21 SANNO !!

0
42

 

Kylian Mbappé ayaa heysta liiska ciyaaryahanadda kayar 21jiradda ee ugu qiimaha badan ciyaartoyda kubada cagta sannadkan.
Waxaa lagu qiimeeyaa € 261.6m sida ay liiska ugu qoran yihiin Soccerez iyo Prime Time Sport.
Ma jiraan wax Spanish ah ee ugu sareeya ciyaaryahanadda kayar 21 jiradda waana markii ugu horeysay tan iyo markii la bilaabay liiskan.

Waxay ku saleysan tahay da’da ciyaaryahanka, booska, naadigiisa, qandaraaska, qiimaha suuqa, muuqaalka caalamiga ah, goolasha, daqiiqadaha ciyaarta iyo rikoorka dhaawacyada iyo shuruuda kale.

Liiska 10ka sare ee ugu qiimaha sareeyo 2019.