ARSENAL OO U DHOW INAY LASOO SAXIIXDAAN CIYAARYAHAN REER BRAZIL AH !!!

0
39

 

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo kula jirto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Gremio Everton Soares.

Tababaraha kooxda ka dhisan magaalada london ee Arsenla ayaa ku tilmaamay ciyaaryahanka reer Brazil inuu diirada u saaran yahay xagaagaan inay lasoo wareegaan.

Everton ayaa ku riyaaqday Samba Boys xulka Brazil intii ay socotay tartankoodii Copa America waxaana loo magacaabay nin ka mid ah ciyaartii ay 3-1 kaga badiyeen Peru finalka ee garoonka bandhiga wanaagsan kusol bandhigay xulkana gaarsiiyey guusha.

Warbaahinta reer Brazil ee UOL iyo GloboEsporte ayaa sheegtay in tababaraha gunners uu la hadlay wakiilka ciyaaryahanka horaantii Isbuucaan isagoo lasoo sheegayo inay xiisaynayaan inuu ka ciyaaro Emirates.