WAX KA OGOW 10KA KOOX EE LACAGAHA UGU BADAN SUUQA CIYAARTOYDA KU BIXIYEY SANADAN 2019-2020

0
56

 

suuqa kala iibsiga ee xagaaga 2019 wali waxaa ka dhiman waqti, laakiin seddexda kooxood ee LaLiga ayaa ah kuwa iyagu hogaaminaayo waqtigaan.

Waxaa mar walba la filayay in Real Madrid ay si weyn u qarashgareyn doonto ka dib markii ay ku fashilmeen ololihii 2018/19, sidoo kale Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa ah kuwa xigga.

Saddexda kooxood ayaa ku qarashgareeyay xagaagan, in ka badan kooxaha kala ah Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Manchester United.

HALKAAN KA AQRISO 10KA KOOX EE LACAGAHA UGU BADAN QARASH GAREEYEY :

1- Real Madrid, 303 milyan oo euros

2- Barcelona, ​​235 milyan euro

3- Atletico Madrid, 207 milyan oo euros

4- Borussia Dortmund, 127.5 milyan euro

5- Bayern Munich, 118 milyan euro

6- Sevilla, 111.5 milyan oo euros

7- Roma, 95 milyan oo euros

8- Aston Villa, 93.1 milyan euro

9- Manchester City, 90 milyan oo euros

10- Inter, 85.5 milyan euro

liiskaan ayaana ah mid isbadali karo waana kaliya waqtigaan iyo suuqa kooxaha lacagaha ugu badan ku bixiyey.