STEPHEN GERARD OO LA WEYDIIYEY KAN FIICAN MESSI & RONALDO AYAA WUXUU BIXIYEY JAWAAB LAYAAB LEH

 

Gerrard ayaa ka bixiyay jawaabtiisi su’aasha ku saabsan labada ciyaartoy ee kubada cagta adduunka ugu fiican c.ronaldo iyi leo messi  wuxuuna islamarkaa doortay laacibka reer  ee leo messi  Argentine.

Waxa uu sidoo kale shaaca ka qaaday inuusan dooran karin Everton ama Manchester United sababtoo ah labadoodaba wuu neceb yahay wuxuuna sheegay inuusan kala dooraneyn kadib markii laweydiiyey inuu mid ka doorto.

Markii uu ka dhawaajiyay wada-jirkiisi hore Peter Crouch, wuxuu yiri: “Waa sida mid ka mid ah reer Kardashians, taasi.

Waa adag tahay. Ma awoodo “Haa, labadoodaba waan necbahay.” Ayuu yiri Gerard kabtankii iyi halyeygii hore ee kooxda liverpool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here