XULKA JAALAYAASHA EE BRAZIL OO GUUL KA GAAREEN DHIGOODA XULKA QARANKA PERU +SAWIRO

LOS ANGELES, CALIFORNIA - SEPTEMBER 10: Roberto Firmino #20 of Brazil handles the ball in the 2019 International Champions Cup match against Peru on September 10, 2019 in Los Angeles, California. (Photo by Kevork Djansezian/Getty Images)

 

Peru ayaa soo gabagabeysay 17 kulan oo aan laga badinin Brazil ayaa uga badiyeen 1-0 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Los Angeles.

Luis Abram ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyaarta daqiiqadii 84aad, isagoo sababay guuldaradii ugu horeysay ee muddo hal sano ka badan kooxda shanta jeer qaaday koobka adduunka.

xulka qaranka brazil ayaa Soo bandhigtay gooldhaliyayaasheeda Neymar, Vinicius Junior, Lucas Paqueta iyo Bruno Henrique qeybtii dambe ee ciyaarta wax yar ayey isbedel ku sameeyeen xulka jaalayaasha  ee Brazil.

Braziil ayaa 3-1 ku garaacday Peru finalka Copa America bishii July.

Dhanka kale, Weeraryahanka kooxda Inter Milan Lautaro Martinez ayaa dhaliyay 22-daqiiqo hat-trick iyadoo Argentina ay 4-0 ku garaacday Mexico ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday San Antonio.

Xiddiga qadka dhexe ee Paris St-Germain Leandro Paredes ayaa dhaliyay goolka kale ee rigoore iyadoo Argentina ay ka maqnaayeen Lionel Messi, Sergio Aguero iyo Angel di Maria, oo dhameystiray gooldhalinta qeybtii hore.

shaxda kulanka brazil vs peru :

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here